X

Trump oo lagu garaacay kursi ka mida kuwa aqalka sare ee dalkaasi

Trump ayaa lagu garaacay kursi ka tirsan aqalka sare ee dalkaasi oo hore ay u hayeen xisbigiisa Jamhuuriga. Kursigan aqalka sare ayaa waxa caawa ku guulaystay xildhibaan ka tirsan xisbiga dimoqraadiga.



Xildhibaan Doug ayaa garaacay xildhibaanka xisbiga Trump. Guushan ayaa ka dhigan in Maraykanku khaati ka joogaan Trump oo fikirkiisa xagjirka ah dadka Maraykanku naceen.



Waxayna wax u dhimaysaa meelmarinta sharciyada Trump rabo inuu mariyo aqalka sare. Xildhibaan Trump ee la garaacay ayaa diidan inuu aqbalo natiijada asagoo codsanaya in dib loo tiriyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.