X

Trump oo markale ka noqdey arin uu diidanaa: SAWIRO

Madaxweynaha la doortey ee dalkaasi Maraykanka Trump ayaa ka noqdey arin uu diidanaa kuna doodi jirey in uu isku wadi karo labada shaqo oo sharciyan is khilaafsan.

Lacagle Trump ayaa sheegay in uu hadda xooga saari doono shaqada madaxweynenimo ee loo doortey oo uu hawshiisa gaarka ee ganacsigiisa u dhaafi doono caruurtiisa oo hadda wada.

Maaha markii ugu horeysay ee Trump uu ka noqdo arimo uu diiday markii hore.

Trump ayaa leh huteelo, xarumo ciyaareed iyo ganacsiyo kale wuxuuna rabey in uu isku wado labadaba hawlood taas oo laga qayliyay in uu musuq la dhex yaaco.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.