X

Trump oo maxkamada ugu saraysa ee Maraykanka la tagey cunsurinimada ka dhanka ah Muslimiinta

Trump ayaa maxkamada ugu saraysa ee Maraykanka la tagey cunsurinimada ka dhanka Muslimiinta siiba Somalida iyo shan wadan oo kale. Bishii hore ayay ahayd markii maxkamad ku taal gobolka Virginia ay dhulka la gasdhay doodiisa.



Trump ayaa lix wadan oo Somaliya ku jirto raba in uu ka madnuuco dalkiisa muddo 3 bilooda. Xaakinada ayaa ku doodey in ay tahay cunsurinimo.

Maxkamada ugu saraysa dalkaasi oo 9 nina ayaa la filayaa in ay gebi ahaanba laalaan sharciga Trump ee cunsurinimada ku salaysan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.