X

Turkiga oo bilaabay sadex cisho oo baroordiiqa kadib markii qarax argagixiso ay ku dhinteen ku dhawaad boqol

Turkiga ayaa galay sadex cisho oo baroordiiqa kadib qarax argagixiso oo xasuuqey ku dhawad boqol qof oo banaanbax nabadeed ka sameeyay bartamaha caasimada Ankara. Dhiigmiiradka ayaa ugu talogalay in ay xasuuqaan ugu yaraan sadex boqol waxayse ay isqarxiyeen xilli wali dadka soo socda, lamase garankaro waxa dedejiyay. Baaritaan xoogleh ayaa ka socda dhamaan caasimada.

Dhinaca kale madaxda Somaliya ayaa ka tacsiyeeyay xasuuqa ba,an oo argagixisada Daacish ka gaysteen goobta.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.