Dawlada Turkiga ayaa cadeeyay in sadex ka mida dadkeeda ay ka baxsadeen argagixisada gashay huteelka oo hadda ay huteelka ka saarayaan ciidamo loo tababaray Maali oo ku shaqo leh argagixisada weerarta huteelada iyo goobaha shacabku degan yahay.
Turkiga ayaa si aad u jooga afrikada galbeed iyagoo la sameeya baayacmushtar weyn waxayna degan yihiin huteelada ugu roon caasimada ee la degi karo.
Huteelkan ayaa waxa iska leh Maraykan inkastoo dadka loogu yimi huteelka ay badan yihiin Shiine, Hindi, Turki iyo reer galbeed ay ku jiraan Faransiis.
Argagixisada ayaa lagu yaqaan in ay afka soo xirtaan kadibna ay laayeen bani aadamka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM