X

Turkiga oo hadda cadeeyay in Jamaal Khasooqi sun lagu jarjaray

SIIRT BELEDIYESI'NE KAYYUM OLARAK ATANAN VALI YARDIMCISI CEYHUN DILSAD TASKIN, OLAGANUSTU GUVENLIK ONLEMLERI ALTINDA BELEDIYE BINASINA GELEREK BASKANLIK MAKAMINA GECTI. FOTO: MEHMET YUCEL DURAK/SIIRT, (DHA)

Turkiga ayaa hadda cadeeyay in Jamaal Khasooqi sun lagu jarjaray. La taliyaha madaxweynaha Turkiga ayaa daboolka ka qaaday in suxufi Jamaal Khasooqi qurub qurub loo jarjaray kadibna jirkiisa la raaciyay sun si aan dhiig xataa loo arkin.


Wahaabiga Salmaan ayaa dhowr mar been sheegay ilaa ugu dambeyntii ay qirteen inay qunsuliyada ku dhex xasuuqeen. Ilaa hadda waxay diidan yihiin inay sheegeen sida meydka loo galay.

Yuhuuda, Maraykanka iyo wadamada Yurub qaar ayaa jecel in sheekada halkaas lagu ilaabo. Wahaabiga Salmaan oo la hadley saaxiibkiisa qaba gabadha Trump ayuu u sheegay inay iska ilaawaan Jamaal waayo idinkana khatar ayuu idinku anagana sidoo kale.


Dhacdadan aya aduunku la yaanan yahay mase jirto cid ku dhacda oo tiara keen meydka, waxana cad Wahaabiyadu iyadoo awood ahayn hadana ay aduunka ku kala seexisay lacagtii saliida.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.