Turkiga ayaa horumar ka sameeyay dhinaca maraakiibta dagaalka iyo markab ay soo bandhigeen oo madaxweynaha dalkaasi ooda ka qaadey. Markabka oo loo bixiyay geesi Turki ah oo la yiraa Kinalida ayay Erdogan ku faanay.
Madaxwenaha Turkiga oo urur diimeedkiisa akhwaan uu cadaadis kaga imanayo Salafiyiinta Sucuudiga ayaa sheegay in Turkigu rabo in isaga filaado dhinaca hubka oo ay wax badan ka soo iibsadaan wadamada kale.
Turkiga ayaa horumar ka sameeyay hubka ay sameeyaan oo ay ku baxdo malaayiin doolar. Erdogaan ayaa dhinaca kale sheegay in ay dhsayaan markab diyaaradaha qaada.
Wuxuu dhinaca kale sheegay in ay diyaariyeen 10 mashruuc o kale si dalku isaga filaado dhinaca hubka.
Erdogan ayaa tilmaamay in cunaqabatayn sira ay saran tahay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS