Turkiga oo dagaal kula jira cudurka hargabka Shiinaha ayaa mamnuucday salaada Jimcaha wuxuuse sheegay in masaajidu u furnaan doonaan in lagu tukado salaadaha kale. Waxa sidan oo kale u hakiyay salaada Jimcaha dawlada Iiraan oo ka mida wadamada uu dishoodey cudurku.
Dhinaca kale waxa wasaarada duulista ee dawlada Somaliya ku dhawaaqdey inay hakisay diyaarada Turkiga ee imaan jirtey Muqdisho si loo yareeyo Turkida keeni karta cudurka dalka.
Turkigu ayaa sheegay in tirada hadda uu cudurku hayo ay gaarayso 48 qof inkastoo la aaminsan yahay inuu ka badan yahay halka Somaliya sheegtay in Somali keenay cudurka la takoorey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS