Waxa dalkaasi Turkiga jooga ciidan tirsan booliiska Somaliya oo tababar lagu siinayo. Turkiga ayaa raba inuu Somaliya u tababaro ciidan Tayo oo hanan Kara Koofurta dalka oo fowda ah ayna joogaan argagixisada Shabaab.
Tababarkan ayaa si qaasa xooga loogu saarayaa Ka hortaga qaraxyda iyo burburinta miinooyinka dhulka lagu aaso, macluumaadka rasaasta, baadhista goobta dambiyada Qaraxa kadib, albaabada iyo darbiyada xaafadaha la degan yahay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS