X

Turkiga oo soo faqay laba wejiilaynta reer galbeedka

Madaxweynaha Turkiga ayaa ka hadlay laba wejiilaynta reer galbeedka oo Yukrayn kula cararaya reer Yurub halka iyaguna garaacayeen labaabka muddo 20 sano ka badan.


Inkastoo Turkigu ku jiro ururka reer glabeedka ee Naato kana mid yahay dalka labaad ee ugu ciidan weyn isla markaana bixiya lacagta xubinimada si joogta waxa loo diidey inu ka mid noqdo reer Yurub.


”Waxa lagu riixayaa Muslimnimada iyo iyagoo lagu eedaynayo inay ka sii fogaanayaan shurucda galnimada ah ee ay haystaan reer galbeedku sida in khaniisku xor yahay iyo in kor loo qaado ninow naaga ayuu yiri Xirsi Warfaa.



”Anaga maxaa noola dhaqmi waayay sida Yukrayn ayu yiri Dayib Erduqaan oo hadda is gartey farogelin weyna ku samayn weerarka dhaqaale ee ururkiisu ku qaaday Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.