X

Turkiga oo u dareeray doorashada madaxweyne iyo ta barlamaanka

Turkiga ayaa u dareeray doorashada madaxweyne iyo ta barlamaanka. Doorashadan ayaa imaanaysa ayadoo laga guurayo jagada waqti lumiska ee raiisal wasaare loona guuriyo jagada madaxweynaha oo QURA.



Doorashadan ayaa la filayaa inay keento madaxweyne Erdogan noqdana madaxweynaha koowaad ee dalka muddo dheer kadib oo dalku isticmaali jirey laba madax.

Magaalooyinka waaeyn ee dalkaasi ayaa subaxdiiba aad loogu sdoo baxay. Waxa rdogan oo akhwaan muslimiina la tartamaya xisbiyo kale oo isbahaystey oo ay ku jirto haweenay.



Waxase loo badinayaa in Erdogan ku guulaysto.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.