X

Tuulada Balihiile ee Togdheer oo la qabtey nin dhiiga ka jaqa xoolaha iyo qalabkii uu isticmaalayay: ARAG

Booliiska iyo dadweynaha gobolka Togdheer ayaa qabtey soona sheegay nin ku eedaysan in uu xoolaha dhiiga ka jaqo xilli gabadfhyar hore loogu diley gobolka walina la baadhayo sababta loona hayo eedaysane. Dhinaca kale dadka deegaanka ayaa sheegay in ay arki jireen xoolo la cuney laakin ay marnaba u fiirsan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.