Tuulada Xariirad ee ka tirsan gobolka Awdal oo dadku sheegeen in la dhacay mucaawino hadana suuqyada lagu iibinayo
Cabasho xoogleh ayay ka muujiyeen dadka degan tuulada Xariirad ee ka tirsan gobolka Awdal kadib raashin mucaawino ah oo ay sheegeen in aan la gaarsiin dadkii loogu talogalay hadana suuqyada lagu iibiyo.