X

Ugaaska beelaha Samaroon oo laga sagootiyay Boorama kadib shirkii Samaroon ee fashilmey ee uu soo xidhay+MUUQAAL

Boorama–Ugaaska beelaha Samaroon ugaas C/rashiid ayaa Boorama sagootin loogu sameeyay kadib markii uu soo xidhay shir fashilmey oo laga saaray qodobo aan waafaqsanayn damaca qowmiyada Samaroon. Ugaaska ayaa u kicitimay Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.