X

Ugaaska beesha bariga Burco oo u jawaabay Badmadow oo ugu hanjabay in Hargeysa laga saari doono

Ugaaska beesha bariga Burco ayaa jawaab kulul siiyay boqorka Muuse Biixi ninka la yiraa Badmadow oo u hanjabay in Hargeysa loo diidi doono haddii ayna u codeyn Muuse Biixi.

Marka hore daawo suldaanka Muuse Biixi kadibna suldaanka besha bariga Burco.


Halkan hoosana ka daawo jawaabta boqorka Habarjeclo




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.