X

Ugaaska guud ee Samaroon Ugaas C/rashiid oo markii u horeysay hayn kari waayay duliga lagu hayo Samaroon

Ugaas C/rashiid ayaa markii ugu horeysay hayn kari waayay ducfiga saaran Samaroon oo xataa isaga laftiisa loo diidey in uu keeno horumar uu u soo wadey Awdal.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.