Dhibaatooyinka Musliminta haysta maanta waxa ka masuula argagixisooyinka diimaha ee ka dilaacay dalalka Muslimka kuwaas oo keenayt masiibooyin qaran iyo xadaarado mudooyin dhisnaa oo burburiyaan. Waa qaybtii 4 ee sheekadii taxanaha ahayd ee UGUS tagtaye ka reebo ilmahaaga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM