X

Ujeedada wefti ka yimi Harawa oo Boorama yimi oo laga hadley

Waxa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal soo gaaray wefti uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Harawa ee ismaamulka dawlada Somali galbeed. Mar saxaafada ay lahadleen ayay ku sheegeen in nabadgelyada tahay waxa ugu weyn ee ay u yimaadeen gobolka maadaama suuqa la soo geliyay in jabhado dilaaceen.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.