X

Umulisooyinkii ugu badnaa oo maanta ka qalanjabiyay jaamacada Camuud iyo masuuliyiin ka hadlay

Umulisooyinkii ugu badnaa ayaa maanta ka qalinjabiyay jaamacada Camuud waxana la gudoonsiiyay shahaadooyin hawsha muhiimka ah ee ay hayaan. Waxa goobta ka hadlay masuuliyiin iyo macalimiinta jaamacada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.