X

Turkiga oo sheegay in ay qabteen askar loO direy in ay dilaan Erdogan xilligii afgambiga

Madaxda Turkiga ayaa sheegay in ay qabteen askar loo xilsaarey in ay soo qabtaan madaxweynaha Turkiga xilligii afgambigii dhicisoobay. Turkiga ayaa sheegay askartan oo gaaraya ilaa 5 in laga helay duurka Marmaris oo ay ku dhuumanayeen.

Sadex haweena oo la siiyay bilad ayaa ragan soo sheegay. Madaxweynaha Turkiga ayaa bilaabay in ciribtiro urur diimeed isaga ka soo hiorjeeda oo uu hogaamiyo Fexullah Gulen. Askarta ilaa hadda la qabtey ayaa gaaraya kumanaan.

Madaxda aduunka qaarkood ayaa ka yaaban Erdogan oo raba in uu tirtiro urur jirey muddo.

Rashiid CEELAANYO

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.