X

Urur haweena oo Ingiriiska ka dhisan oo gargaar gaarsiiyay deegaan Gebiley u dhow

Urur haweena oo Ingiriiska ka dhisan ayaa gargaar gaarsiiyay deegaanka Agar ee ka tirsan Gabiley. Agar oo ay ku dhowdahay deegaanka Caadu ayaa ka mida deegaano jabhadii SNM dad badan ku dishey.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=R2OwlxPpkEo[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.