Boorama–Ururka Solja ayaa tababar u furey suxufiyiinta gobolada Woqooyi Galbeed iyio Awdal taas oo looga hadlay muhiimada saxaafadu u leedahay bulshada. Waxa goobta ka hadlay saxafiga Yoonis Cali Nuur oo muddo u soo shaqeeyay idaacada Ingiriiska ee BBC.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS