Boorama–Ururka dhalinyarada gobolada Awdal iyo Salal ee Woqooyiga Somaliya ayaa xarun ka furtey caasimada Awdal ee Boorama. Qaar ka tirsan ururka ayaa hadalo ka jeediyay goobta ay kaga hadleen ujeedada ururka iyo sida uu u shaqeeyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS