X

Ururka Kaabe oo Boorama ku quudiyay caruur darbi jiifa: SAWIRO

Ururka Kaabe oo Afur iyo Casho u Sameeyay Darbi Jiifta Magaalada Boorama oo ay Ramadaanta bilaabeen inay Damaanad qaadaan. Ururka daryeelka Darbi jiifta ee Kaabe oo ka faaiideysanaya bisha Ramadaan ajarkeeda ayaa waxay quudiyeen ku dhawaad 10 ka mida dhalinta magaalada ee iyagu hoy ka dhigta darbiyada.

Ururka ayaa ugu baaqay Somalida in ay isha ku hayaan dhalintan darbi jiifka ah oo iyagu ku nool nolol aad u xun qaasatan iyadoo ay so gashay bishan barakaysan ee Ramadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.