Ururka SAWOD ee gobolada Awdal ayaa xusey maalinta hooyada, waxayna ka hadleen dhibaatada haysata hooyada ku nool aduunka qaasatan hooyada reer Awdal oo xiligan dhibaato abaareed haysato. Maxay kale oo ay qabteen. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS