X

Ururka Sonyo oo xaflad ku qabsaday Saylac kuna ciyaaray ciyaarta Sayliciga+MUUQAAL

Saylac–Ururka dhalinyarada Woqooyiga Somaliya ee Sonyo ayaa xaflad ku qabsaday Saylac ay sheegeen in ay ku xusayaan maalinta dhalinyarada. Ururka ayaa ku dabaaldegay ciyaarta caanka ah ee Saylici.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.