Ururka Sonyo ayaa Boorama kulan kula qaatay dhalinyarada magaalada halkaas oo lays waydaarsaday xogta jirta. Waxa goobta ka hadlay dhalin badan oo qaarkood sheegeen in ay tahay markii ugu horeysay oo urur sidana la qabto in muddo ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM