X

Ururka Sowod ee ka dhisan Awdal oo tabaruc gaadhsiiyay dad naafo iyo dad danyara: MUUQAAL

Boorama–Ururka Sowod ee ka dhisan gobolka Awdal ayaa gaadhsiiyay deeq tabaruca dadka naafada ah ee jooga iyo dadka danyarta. Ururka ayaa dalbaday in masaakiinta la soo caawiyo bisha barakaysan ee Ramadaan.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.