X

Ururka SOWOD oo deeq hilib ah gaarsiiyay dad naafo ah iyo danyar ka mida degmada Boorama

Ururka SOWOD ayaa deeg hiliba gaarsiiyay dad naafo ah iyo dad danyara oo ku nool degmada Boorama waxay ku baaqeen una mahadceliyeen dadkii soo dhiibey kana codsadeen muxsiniinta in ay sii wadaan dadaalka ay ku caawinayaan walaalahood dhibaataysan.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.