X

Ururka tawfiiq oo deeq lacaga gaarsiiyay hooyo iyo ilmaheeda oo tabaalaysan+MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Ururka Tawfiiq ee ka dhisan gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley ayaa deeq lacaga gaarsiiyay hooyo iyo ilmaheeda oo tabaalaysan oo ay deeqdaas soo gaarsiisay hooyo Somaliyeed oo ku nool dalkaasi Kanada kana codsatay in loo duceeyo.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.