Boorama–Ururka Tawfiiq ee ka dhisan Awdal ayaa deeq gaadhsiiyay gabadh yar oo aad u xanuusan oo baryahaaba loo gurayay lacag. Waxay ka codsadeen kuwa rabi ku manaystay naxariista in ay sii kordhiyaan deeqaha ay soo dirayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS