X

Ururka Towfiiq oo deeq gaarsiiyay dad ku nool qayb ka mida buuraha Siimoodi ee Baki

Ururka samafalka ee Towfiiq ayaa deeq loo soo dhiibey u gudbiyay dad danyara oo ku nool qayb ka mida buuraha Siimoodi ee degmada Baki. Ururka ayaa sidii caadiga ahayd ka dalbadey dadka ajarka jecel in ay masaakinta u gargaaraan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.