Ururka Towfiiq ee gobolka Awdal oo deeq gaarsiiyay qoysas aad u taag daran
Ururka Towfiiq ee gobolka ayaa deeq laga soo direy Swizerland gaarsiiyay gobolka Awdal gaar ahaan deegaanka Darimacaane ee u dhow Boorama halkaas oo qoysas taag daran ay degan yihiin.