X

Usbuuca Somalida London iyo fanaanka Maxamed BK oo heestiisa nolosha cusub kuraasta looga kacay: ARAG+SAWIRO

Somali week ama Usbuuca Somalida ayaa London lagu soo gabagabeeyay xalay waxana isugu yimi Somali aad u farabadan oo jecel hidaha iyo dhaqankooda suugaanta iyo waliba fanaaniinta la soo casuumay oo ay ku jiraan rag iyo dumar aad loo jecelyahay. CLICK ku samee sawirka si aad u WEYNAYSO

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.