X

Uurcadde oo ka guulaystey C/raxmaan Ciro loona xukumey xoghayehiisa

ARAABINEWS

Uurcadde ayaa ka guulaystey C/raxmaan Ciro loona xukumey xoghayehiisa. Waxay ahayd sadex bilood kahor markii shir an caadi ahayn iskugu yimi xisbigu booskana ka tuurey Uurcadde. Xisbiga Wadani ayaa laga sugayaa jawaab ku aadan go’aankan cusub.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DQkEkWkLwJQ[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.