Uurcade oo Tacsi u diray Xaglatoosiye sidii foosha xumayd ee looga shubtey
Uurcade oo ka mida xisbiga Wadani ayaa tacsi u direy Xaglatoosiye oo looga shubtey doorashadii shalay..wuxuu kale oo Uurcade ka hadlay toogasho ka dhacday Ceerigaabo halkaas oo afar qof lagu dhaawacay.