X

Waa beenalayaal kuwa soo ururshey caruur bisaaradeysan; dawlad ma aanan dhisin ee waa guddi hawleed: Suldaan Wabar+MUUQAAL

Awdal–Suldaan Wabar ayaa warbixin dheer kaga waramay arimo xasaasiya oo baryahan ka dhacayay gobolada Awdal. Suldaan Wabar ayaa ka sheekeeyay sida gobolku noqon doono haddii uu ku soo noqdo gacanta dadkooda. Wuxuu kale oo beenayaal ku tilmaamay kuwa caruur soo ururshay oo idaacadaha horkeenay sheegayna in ay jabhada ka soo goosteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.