X

Waa iska dalxiis booqashada horjooge Muuse Biixi: Dr C/samad Nageeye

Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa faahfaahin dheeraada ka bixiyay ku xigeenkiisa halgamaa Maxamed Jaamac oo dhawaan laga soo daayay jeelka Muuse Biixi oo in muddo ah u xidhnaa. Wuxuu kaloo taabtey booqashada Muuse Handaraabb ku tagey Maraykanka halkaas oo ay kaxaysay NGO loo yaqaan Heritage.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.