X

Waa in laga matajiyaa kuwa lacagta ku soo qaatey mooshinada: Sh Nuur Baaruud

Waa in laga matajiyaa kuwa lacagta ku soo qaatey mooshinada oo hadda la yaqaan cida ay yihiin. Waxa baryahan jirey guux hoose oo ay wadaan shaqsiyaad hunguri iskugu biyo shubtey oo lacago ku soo qaatey khalkhal gelinta amniga.



Waxa uu sheegay in tani aysan suurtagal aheyn isla markaana aan loo adkeysan doonin in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu dalkaan u afduubnaado.



Sidoo kale waxa uu hadalkaas intaas ku daray in hadii dadka mooshinka wada ay joojin waayaan iyo Siyaasiyiinta qalalaasaha wada dhuunta laga qaban doono lagana matajin doono laaluushki.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.