Waxa la xusey maalinta biyaha adduunka oo lagu beegay 22 busha sadexaad ee inagu tirsano. Hadaba magaalada Boorama oo la yiraa waa magaalada dhinaca bitaga ugu roon imisa ceel ayay ka cabtaa. Waxa ka hadlaya masuul ka tirsan shirkada u xilsaaran biyaha ee la baxdey Shaaba.
Hoos ka daawo
Maxamed Yuusuf
ARAABINENEWS