Kadib dagaalkii Sucuudigu ku qaaday Yaman isagoo cayrsanaya dadka Shiicada oo uu diinta ka fogeeyay ayaa waxa Somaliya u soo qaxay kumanaan ka ordaya gantaalaha Maraykanka ee uu ridayo.
Qaxooti badan oo Soomaaliyeed oo kasoo laabtay Yemen dirirtaa awgeed ayay qaxootigaa Yemeniyiinta ahi la yimaadeen gaar ahaan Bossaso iyo Berbera. In badan ayaa usoo gudbay Xamar iyo Hargeysa.
Haatan ayaa qaxooti badan oo Yemeniyiin ahi waxay kusugan yihiin magaalooyin badan oo somaliya ka tirsan. Ilaa 10 kun oo Yemeniyiin ah ayaa ka qaxay dagaalka ka bilowday Yemen kuwaasoo yimid ssomalia.
Laga soo bilaabo bishiir Maarso ee sanadkaan ayaa Yemeniyiintu imaanayeen somalia gaar ahaan boosaaso berbera ilaa Hargeisa Xamar.
Guud ahaan waxaa ku barakacay colaada Yemen ku dhawaad 200, 000 oo qof oo isugu jiray Yemeniyiin iyo ajaaniib dalkaa kunoolaa sida Soomaali qaxooti ku ahaa Yemen.
Yemen iyo Soomaaliya ayaa waxay wadaagaan dhaqan iyo xiriir ganacsi. somalia Yemeniyiintu waxay u imaan jireen hadana u yimaadaan somalia Yemeniyiintu waxay u imaan jireen hadana u yimaadaan ganacsi oo arimihii ganacsiga wali waa socdaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS