Waa sidee xaalada caafimaad ee madaxweyne Siilaanyo oo hadda ku sugan Imaaraadka. Siilaanyo ayaan wax shaqo ah ku lahayn hawl maalmeedka maamulka Somaliland muddo lix sanno ah waxana wax kala bedela beeshiisa iyo xaaska madaxweynaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS