X

Waa sidee xaalada dhaawicii ka soo haray xasuuqii argagixisada

Waa sidee xaalada dhaawicii ka soo haray xasuuqii argagixisada ka gaysatay Muqdisho. Waxa la xaqiija\y dhimashada 10 qof halka dhaawacuna marayo labaatan qof. Argagixisada ayaa ku faraxda xasuuqa Muslimiinta. Masuuliyiin ka tirsan gobolka ayaa booqdey dhaawacaas.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.