X

Waa sidee Xeebta Liido kadib xasuuqii dadkeena? Qiimeyn dadka reer Muqdisho

Xasuuq ay dad badan ku dhinteen ayaa dhowr maalin kahor ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho laakiin sheekada ugu yaabka badan ayaa ah in goobihii xaasuuqu ka dhacay dadku aanay u joojin.

Dadka Muqdisho ayaa goob-joog u noqday dhibaatooyin kala duwan oo aan laga wada xisaabtamin ,iyadoo argagixisada shabaab ay dhowr mar weeraro ku xasuuqdey dadkeena.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.