Somali caraysan oo midkasta godkooda loogu soo galay ayaa aragtey in qabiilku xunyahay una soo baxay gabadh reer Somaliland ah oo booliiska Norway toogtey. Hooyadan oo sadex caruur ah leh ayaan la ogeyn xaalada ay ku sugan tahay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM