X

Waalidka dhalay wiil askari ku toogtey Hargeysa oo cadaalad dalbaday

Waalidka wiil askari ku toogtey Hargeysa ayaa dhigey banaanbax weyn waxayna dalbadeen in cadaalad la horkeeno gacan ku dhiiglihii dilka gaystey. Booliiska maamulka Hargeysa ayaa dadka iska dila iyadoo ayna jirin wax cadaalada oo dadku helaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.