X

Waan isla garanayn badhasaabka Burco iyo kuwa kalaba diiwaangelinta: Siciid Cali Muuse

Siciid Cali Muuse oo ah afhayeen gudiga doorashada maamulka Somaliland ayaa Burco ka sheegay in ay isla garteen badhasaabka cusub in diiwaangelintu si caadi ah uga bilaabanto Burco. Reer Burco ayaa diidey in diiwangelinta ayna diyaar u ahayn isla markaana dib looga dhigo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.