Waan ka baxnay wadahadal aan kula jirney maamulka Somaliland: Khaatumo State
Khaatumo State ayaa shaaca ka qaadey in ay ka baxeen wadahadalkii ay Kula jireen maamulka Somaliland kadib markii ay jabiyeen heshiiskii ahaa in aan diiwaangelin la keenin Sool Iyo in dibedda lagu Wada hadlo.