Waan ku guulaysanay doorashada laakiin waan tanaasuley nabada waa hadalkii ku xigeenka xisbiga Wadani Maxamed Cali oo ka hadlayay munaasabad casho ahayd oo ka dhacdey Boorama.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GOJzKaLkzIY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS