Taliyaha lugta ee ciidanka xooga dalka ayaa hambalyada ciida u direy ciidanka. ”Waan ogahay inaad xaalad adag ku jirtaan oo aad joogtaan furin oo qaarkiin muddo arag xaasaskiina. Waxa idin salaamaysa ummada Somaliyeed oo dhan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS